Rooble oo dalka kusoo laabtay iyo Waxyaabihii uu Madaxda Imaaraadka kala hadlay oo la shaaciyay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib socdaal Afar cisho qaatay oo uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta.   Rooble ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa kusoo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed, Wasiiro katirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowlada … Continue reading Rooble oo dalka kusoo laabtay iyo Waxyaabihii uu Madaxda Imaaraadka kala hadlay oo la shaaciyay